Ma awoodo inaan ka eego ama daaro muuqaallada gaagaaban ee gudaha Facebook-ga

Liinkiga Koobiyee
App-ka Caawinta iPhone-ka
Caawinta App-ka iPad-ka
Caawinta Kumbuyuutarka
Caawinta App-ka Android-ka
Caawinta App-ka Facebook-ga Fudud
Caawinta Daalacashada Moobeelka
Cusbooneysiinta (Sebteembar 2025): Dhammaan muuqaallada Facebook-ga hadda waxaa laga dhigay qaabka Muuqaallo gaagaaban. Dhammaan muuqaallada lagu soo boosti gareeyo Facebook-ga waxaa loogu wadaagi doonaa qaab muuqaallo gaagaaban ah, iyadoon loo eegin dhererka ama qaabka uu u muuqdo. Tani waxay mideyneysaa qaababka muuqaallada ay u arkaan hal abuurayaasha iyo daawadayaasha. Baro wax badan oo ku saabsan isbeddelkan.
Haddii aad dhibaato ku qabto daarista muuqaallada gaagaaban ee gudaha Facebook-ga, isku day talooyinka cillad saarista ee hoose.

Hubi khadka interneetkaaga

  • Haddii aad isticmaalayso Wi-Fi, isku day in aad dib ugu xidhanto shabakaddaada ama ku xidhidmida shabakad kale.
  • Haddii khadka internet-kaaga uu laciif yahay, isku day in aad dib u kiciso router-kaaga ama modem-ka (qalabka isku xidhka internet-ka).
  • Haddii aad isticmaalayso moobeelka, isku day inaad isu beddelato Wi-Fi-ga iyo xidhmada internetka.

Cusbooneysii daalacadahaaga

  • Isticmaal nooci ugu dambeeyay ee Chrome, Firefox, Safari ama Microsoft Edge si aad u hesho adeegsiga ugu habboon.
  • Haddii kombiyuutarkaagu ku shaqeynayo Windows 7 ama mid ka horreeyay, isku day inaad isticmaasho daalacde kale.

Dib u kici kombiyuutarkaaga

  • Xidh daalacadahaaga internet-ka oo dib u daar kombayutarkaaga.

Inoo soo sheeg haddii ay weli dhibaato kaa haysato daarista muuqaallada gaagaaban

Ku xalli cilladaha wax kale

Halkan ka eeg ilo dheeraad oo cillad bixineed:

Haa
Maya

Other ways to get help

Chat with Meta AI support assistant
Resolve issues, make changes and get support in real time